Daawo Barnaamij dhamaystiran oo ku saabsan Banaanbixii maanta ka dhacay Garowe

Daawo Barnaamij dhamaystiran oo ku saabsan Banaanbixii maanta ka dhacay Caasimada Puntland ee Garowe, kaasoo lagu taageeray go’aankii ay wqafdiga Puntland ee Shirkii Muqdisho ee uu hogaaminayey madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

198

Banaanbaxa ayaa waxaa looga soo hordeeya Habka Qabaliga ah ee 4.5 iyo Go’aankii uu marooqsaday madaxweynaha DFS Xasan Sheekh, waxaana Beesha Caalamka loogu baaqay inay Faraha kala baxaan arimaha hoose ee Soomaalida dhex dhexaadna ka noqdaan.

Puntlandes.com

About The Author