C C/Shakur “Heshiiska qarsoodiga ah ee dhaxmaray Xukuumada DF & Turkiga wuxuu toos uga hor imaanayaa Sharciyada & Xeerarka Kheyraadka dabiiciga ee uu Baarlamaanku meelmariyey”
24 April 2025 (Puntlandes.com) Xildhidhaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu qoray waxa uu kaga hadlay heshiiskii ay dawladda Turkigu shaacisay oo...