Muuqaal: MD Xasan Sheekh oo kahadlay xaalada siyaasadeed, guuldarada dagaalka & carqabadaha jira

16 April 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, guuldarada dagaalka Alshabaab, doorashada uu maamulkiisu wado iyo carqabadaha jira.