Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 5)

Daawo muuqaal Jubaland oo war kasoo saartay xariga Wasiir Janan, kana hadashay goorta la caleemosaarayo Axmed madoobe

Comments Off on Daawo muuqaal Jubaland oo war kasoo saartay xariga Wasiir Janan, kana hadashay goorta la caleemosaarayo Axmed madoobe
Daawo muuqaal Jubaland oo war kasoo saartay xariga Wasiir Janan, kana hadashay goorta la caleemosaarayo Axmed madoobe

Daawo muuqaal Jubaland oo war kasoo saartay xariga Wasiir Janan, kana hadashay goorta la caleemosaarayo Axmed madoobe Puntlandes.com

Continue reading …

Dowladda Germany oo ku dhawaaqday inay Soomaaliya si $73 million oo ah caawinaad dhaqaale oo loogu talo galay .

Comments Off on Dowladda Germany oo ku dhawaaqday inay Soomaaliya si $73 million oo ah caawinaad dhaqaale oo loogu talo galay .
Dowladda Germany oo ku dhawaaqday inay Soomaaliya si $73 million oo ah caawinaad dhaqaale oo loogu talo galay .

08 Okt  2019 (Puntlandes) Dowladda Germany ayaa maanta ku dhawaaqday inay bixinayao $73 million oo ah caawinaad dhaqaale oo loogu talo galay Soomaaliya. Safiirka Gernany ee Soomaaliya Ambassador Annett Gunther, ayaa taageeradaan dhaqaale uga dhawaaqay magaaalada Muqdisho xilli uu Germany u dabaal dagayay xuska maalinta midnimada Dalkooda oo lagu qabtay Muqdisho. Ambassador Annett Gunther ayaa […]

Continue reading …

Sawirro: Guddoomiyayaaash Baarlamaanka Soomaaliya iyo Jabuuti oo gaaray Baydhabo (muuqaal)

Comments Off on Sawirro: Guddoomiyayaaash Baarlamaanka Soomaaliya iyo Jabuuti oo gaaray Baydhabo (muuqaal)
Sawirro: Guddoomiyayaaash Baarlamaanka Soomaaliya iyo Jabuuti oo gaaray Baydhabo (muuqaal)

07 Okt  2019 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa gaaray Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Baydhabo kusoo dhoweeyay mas’uuliyiinta kala duwan ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu ay ugu horeeyaan Madaxweynaha Dowlad […]

Continue reading …

Maamulka Axmed Madoobe oo ka horyimid habraacii doorashada ee ay soo saartay DFS

Comments Off on Maamulka Axmed Madoobe oo ka horyimid habraacii doorashada ee ay soo saartay DFS
Maamulka Axmed Madoobe oo ka horyimid habraacii doorashada ee ay soo saartay DFS

07 Okt  2019 (Puntlandes) Maamulka Axmed madoobe ee Jubaland ayaa si kulul uga horyimid habraacii soo xulista Baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee ay shalay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay Idaacada BBC ayaa sharci darro ku tilmaamay warqada ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha […]

Continue reading …

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaasha Qaybaha Gobolada Nugaal iyo Sanaag

Comments Off on Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaasha Qaybaha Gobolada Nugaal iyo Sanaag
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaasha Qaybaha Gobolada Nugaal iyo Sanaag

07 Okt  2019 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal u magacaabay G/Dhexe Muumin Cabdi Shire oo horay u ahaa taliye ku xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland. Sidoo kale Madaxwayne Deni ayaa taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag wuxuu u magacaabay G/Dhexe Bashiir Cali Maxamed. Madaxweynaha ayaa sidoo kale dalacsiiyay Saraakiisha. Puntlandes.com

Continue reading …

Akhriso DFS oo saartay habraac cusub ee soo xulista xubnaha baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubaland

Comments Off on Akhriso DFS oo saartay habraac cusub ee soo xulista xubnaha baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubaland
Akhriso DFS oo saartay habraac cusub ee soo xulista xubnaha baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubaland

06 Okt  2019 (Puntlandes) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo ku saabsan Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubaland 2019, iyadoo horay u jireen habraacyo ay soo saartay oo aan ka dhaqan gelin Jubaland. Soo saarista habraacan cusub ayaa ku soo beegmaya xilli ay ka […]

Continue reading …

MAXAY KA MIDAYSAN YIHIIN FARMAAJO IYO DENI?

Comments Off on MAXAY KA MIDAYSAN YIHIIN FARMAAJO IYO DENI?
MAXAY KA MIDAYSAN YIHIIN FARMAAJO IYO DENI?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waxay ka midaysan yihiin nacayb iyo dagaal siyaasadeed oo foolxun oo ay ku qaadeen Beelo ay necen yihiin. Farmaajo ayaa nacayb uu qabo beelaha Majeerteen dartiis waxa uu ka sifeeyey dawladda Federaalka dhamaan mas’uuliyiintii xilka ka haysay marka laga reebo  Wasiirka Arrimaha Dibadda […]

Continue reading …

Wasiirkii Amniga Jubbaland oo la soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir

Comments Off on Wasiirkii Amniga Jubbaland oo la soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir
Wasiirkii Amniga Jubbaland oo la soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir

06 Okt  2019 (Puntlandes) Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa maanta la soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo heysto eedeymo la xiriira tacadiyo dhanka bani’aadanimada oo ka dhacay Gobolka Gedo sanadkii 2015. C/rashiid Janan iyo Buulle Aadan Maxamed oo aha Taliyihii Ciidamo ka howlgeli jiray Doolow iyo Beledxaawo ayaa labadaba la isla soo […]

Continue reading …

Xisbiga Himilo Qaran oo dacwad ka dhan ah Xukuumadda Federaalka u gudbiyay Maxkamadda sare

Comments Off on Xisbiga Himilo Qaran oo dacwad ka dhan ah Xukuumadda Federaalka u gudbiyay Maxkamadda sare
Xisbiga Himilo Qaran oo dacwad ka dhan ah Xukuumadda Federaalka u gudbiyay Maxkamadda sare

06 Okt  2019 (Puntlandes) Xisbiga Himilo Qaran ee uu musharaxa ka yahay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta sheegay inay dacwad ka dhan ah Xukuumadda u gudbiyeen Maxkamadda sare ee dalka. Shir jaraa’id oo uu goor dhow xarunta Xisbiga ku qabtay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Himilo Qaran Senator Ilyaas Cali Xasan ayaa sheegay in gal dacwadeed […]

Continue reading …

Daawo wafdigii Shariif Xasan, C/kariin Guuleed iyo Xildhibaano sida Kismayo loogu soo dhaweeyey

Comments Off on Daawo wafdigii Shariif Xasan, C/kariin Guuleed iyo Xildhibaano sida Kismayo loogu soo dhaweeyey
Daawo wafdigii Shariif Xasan, C/kariin Guuleed iyo Xildhibaano sida Kismayo loogu soo dhaweeyey

Daawo wafdigii Shariif Xasan, C/kariin Guuleed iyo Xildhibaano sida Kismayo loogu soo dhaweeyey Puntlandes.com

Continue reading …