Madaxweyne Deni “SSC-khaatumo aan isku-tashanno ama aan kala-tashanno, dhexdeenna yaan laga shaqayn”

26 April 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlay Munaasabad Tababar loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka PMPF ayaa sheegay in ay SSC-khaatumo iyo Puntland isku-tashadaan ama kala-tashadaan, laakiin aan dhexdooda laga shaqayn.
Madaxweyne Deni “SSC-khaatumo aan isku-tashanno ama aan kala-tashanno, dhexdeenna yaan laga shaqayn.
Madaxweyne Deni “SSCKhaatumo waxa waxa aan ka sugaynay Wadatashi lagu ballansanaa ee kama sugayn in Xasan loo alalaaso, waxa aan Laascaanood u qabanay cidkastaa og, xataa DFS waxa aan u dirirnay dartiin.”