Madaxweyne Deni oo magacaabay Maareeyaha iyo Maareeye ku-xigeenka Garoonka Diyaaradaha ee Bosaao.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr43, 16ka Luulyo 2019 ku magacaabay Maareeyaha iyo Maareeye ku-xigeenka...