Akhriso Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo soo saaray qoraal uu ku joojiyey in shirar shacabku qabsadaan

17 July 2019 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur (Dabakariix) ayaa soo saaray qoraal uu ku joojiyey inay shacabku gobolku shirar qabsadaan.

Amarakan ka soo baxay gudoomye Daba-kariix ayaa ah mid ka qaadaya shacabka xoriyadii uu siiyey dastuurka Puntland.

Warqad lagu joojinayoh shirarka Sharci darada ah oo ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Mudug.

Puntlandes.com

About The Author