Daawo Video: Cali Khaliif Galayr oo magacaabay golihiisa wasiirada
Madaxweynaha Khaatumo Prof cali Khaliif Galayr ayaa Magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Khaatumo. Galyr oo ku sugan xaruntiisa Toga Eerigo...
Madaxweynaha Khaatumo Prof cali Khaliif Galayr ayaa Magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Khaatumo. Galyr oo ku sugan xaruntiisa Toga Eerigo...
Waxaa maalmihii u dambeeyey soo ifbaxay muran u dhexeeya Rugta Ganacsiga Puntland iyo Wasiir Soocadde Wasiirka ganacsiga Puntland. Baarlamaanka Puntland...
ALLOW UR U BIXI! Labadii todobaad ee ugu dambeysay qaranka Soomaaliyeed wuxuu la il daran yahay EBOLA siyaasadeed, jaah wareer...
Shirwaynaha dib u heshiisiinta ee Dowlada Jubaland ayaa goor dhawayd ka furmay Xaruntii Ceymiska ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha Dowlada Jubaland...
Gudoomiyaha Barlamaanku wuxuu danbi ka galay Soomaali oo idil, maxaa yeelay waxaa u codeeyey wakiiladii matelayey bulshada Soomaaliyeed qeybaheeda kala...
Gaalkayo (Pes): Laba cisho ka hor ayey ahayd markii ay warbaahinta qaarkood heleen muuqaal gudoomiyaha Barlamaanka DFS Maxamed Sheikh Cismaan jawaari...
Minnesota (Pes): Musharaxii maxadtinimada Puntland C/Daahir Maxamed Yuusuf Yeey ayaa waraysi uu siiyay Daljir waxaa uu ku caddeeyay xanuunka ay...
Baydhabo(Pes): Gudoomiyaha gollaha DFS Jawaari oo shalay hadal ka jeediyay shirka Baydhabo ka furmay ayaa ka hadlay hadal warbaahinta si...
Gaalkacyo (Pes): ‘’Dadka Digil iyo Mirifle Deegaan ayay ku leeyihiin Puntland,Xuquuq bay ku leeyihiin,Guryaan siinay,Dhul baan siinay,waa ka Ganacsadaan,waa Arday...
Gaalkacyo (Pes): Iyadoo ay shalay banaanka u soo baxday video muujinaya Gudoomiyaha barrlaamnka DFS Jawaari oo Aflagaado iyo Gef wayn...