Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Dowladda hoose Garowe & Madaxda Shirkadaha NECSOM & NUWACO

1a1a1

25 Nov 2026 (Puntland.com) Duqa Caasimadda Garowe C/qaadir Geedi oo uu weheliyo Xoghayaha Dowladda hoose Cabdulle Maxamed Cabdala ayaa Shir laqaatay Madaxda Shirdaha NECSOM iyo NUWACO, Kulanka looga hadlay Xaalada Adeegyada Aas aasiga ah ee Biyaha iyo Korontada ee Caasimadda Garoowe.

War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Dowladda hoose iyo Madaxda Shirkadaha NECSOM iyo NUWACO.

About The Author