Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf oo warqad u direy RW Xamse “Waxaa lagu farayaa in aadan samayn, Magacaabis cusub, Xil-qaadis, ma geli kartid heshiis, ma qaadan kartid deyn… waxaa lagaa doonayaa in aad 90 beri ku qabato doorasho”

1a1a5

25 Nov 2026 (Puntland.com) Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Axmed Faarax ee uu Xasan Sheekh xilka ka qaaday, ayaa warqadan u diray RW Xamse, waxaana la amray in ay 7 maalin gudahood uga jawaabo.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf oo warqad u direy RW Xamse “Waxaa lagu farayaa in aadan samayn; Magacaabis cusub, Xil-qaadis, ma geli kartid heshiis, ma qaadan kartid deyn… waxaa lagaa doonayaa in aad 90 beri ku qabato doorasho.”

About The Author