Year: 2014
Faallada Maanta:Labo Sano ka dib,Maxaa u qabsoomay Dowlada Federaalka Soomaaliya?.
10-kii Septembar sanadkii 2012 ayay ahay markii Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ay Baarlamanku u doorteen Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa...
(Sawirro) Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo qado sharaf u sameeyay Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beesha Bahararsame ee Dhulbahante.
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland qado sharaf u sameeyay Waxagaradka...
Daawo sawirada halka uu marayo dhismaha Masaajidka Jaamaca ah ee Abuu-Bakar As-Sadiiq ee Bur Saalax – Waxna ku darso oo ka qaybqaado Khayrka
Waxaa Magaalada Bursaalax si xawliya uga socda dhismaha Masaajidka Jaamaca ah ee Abuu-Bakar As-Sadiiq ee Magaalada Bur Saalax. Walaalaha muslimiinta waxaa...
Xog: Madaxweyne Xasan Culusoow oo Ganafka ku dhuftay xilka qaadistii Golaha wasiirada Dowlada xamar ku sameeyeen Sanbalooshe
Muqdisho (Pes): Ka dib markii ay Golaha wasiirada ee DFS ta Xamar kulan deg deg ah oo ay Xamar ku...
UN alleges ‘plot’ to steal Somali assets
alkhadir M. Muhumed Links–http://m.aljazeera.com/story/20149793914891856 Report reveals attempts to steal Somali assets abroad, implicating the president and a US law firm....
Shirka Qurba-Joogta Soomaalida-Austraiya oo Lagu Qabtay Melbourne
Waxaa magaalada Melbourne ee wadanka Australia ka dhacy, 06/09/2014, kulanka Qurbajoogta Somalida Australia. Waxaa muhiimada shirku ahaa in warbixin laga...
Dhagayso: Mid ka mid ah gudiga weerarka ku soo ah Gobolka Mudug ”Hada arimo siyaasadeed ayaa looga reebay gudiga laakiin waa ka soo qaybgalayaan shirka Cadaado W/Mudug”
Gaalkacyo (Pes): Xareed Cali Xareed Wasiirka Kheyraadka ee xaafada Baraxleeey ayaa si aan la gabasho lahayn u sheegay in aysan...
Fadlan ka qaybqaado dhismaha Masaajidka Jaamaca ah ee Abuu-Bakar As-Sadiiq ee Magaalada Bur Saalax
Sida aad ogtihiinba ALLAAH SWT waxaa inoo abuurtay (Innaga iyo Jinkaba) in aynu caabudno oo kali ah. Haddaba waxaa habboon...