Daawo Video-Dhagayso: Cali Cosoble oo sheegay in Jowhar la qabsaday uuna ku shaqeynayo Beledweyne
29 Aug 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii dhowaan ay xilka ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo maanta gaaray magaalada Beledweyne...