AUN Dr Maxamed Jaamac oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga
Waxaa dalka Talyaaniga ku geeriyooday Dr Maxamed Jaamac Salaad oo ahaa dhakhtar caan ka ah dalka Soomaaliya kuna taqaqusay Neerfaha,...
Waxaa dalka Talyaaniga ku geeriyooday Dr Maxamed Jaamac Salaad oo ahaa dhakhtar caan ka ah dalka Soomaaliya kuna taqaqusay Neerfaha,...
08 August 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Cabdikariim Xusseen Guure (Shaacuur) oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Putland ayaa isagoo u waramay Saxaafadda...
Rugta Tiiraanyo Bixinta iyo Caddaaladda waxaa la hirgeliyay sanadkii 2016 waxayna ka shaqaynaysaa sidii looga hor tagi lahaa tallaabo kasta...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 08 August 2017 kulan Qado sharaf ah u sameeyey ganacsato...
Waxaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe maanta 08 August 2017 lagu dhaariyey todoba Wasiir oo isugu jirey Wasiir, Wasiirru Dawleyaal iyo Wasiir...
08 August 2017 (Puntlandes) Xarunta Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa maanta dagaal gacan ka hadal ahi ku dhex maray xildhibaan Saleebaan Cali...
08 August 2017 (Puntlandes) Dalka Kenay ayaa waxaa saacado ka hor ka bilowday cod bixinta doorashada madaxtinimo ee ka dhacaysa dalkaasi...
Waxaa Maanta gelinkii danbe 07 August 2017 lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Garoowe 38 Wasiir, Wasiirru Dawlayaal iyo Wasiir Ku-xigeeno oo...
07 Aug 2017 (Puntlandes) Doorashada Guddoomiyaha guddiga dastuurka ee labada aqal ee baarlamaanka JFS ayaa oo maanta dhacday aya awaxaa loo...
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr.45 August 06, 2017 ayaa lagu...