Year: 2017

Sawirro: Shirka Golaha Wasiirada DFS oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedyo isla markaasna lagu magacaabay Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka

03 Agosto 2017 (Puntlandes) Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha...