Month: May 2017

Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 May 2017 booqasho gaaban ku tegey tuulada Horogle oo hoostagta degmada Gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug

Madaxweynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey tuulada Horogle waxgaradka iyo bulshada rayidka ah ee  ku dhaqan tuuladaasi, waxaana uu madaxweynuhu mid-mid...