Sawirro: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Furey Shirka Wadatashiga Golaha Iskaashiga ee Dowladdaha Xubnaha Ka ah DFS
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ahna Guddoomiyaha golaha iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...