Year: 2018

Sawirro: Madaxweyne Gaas oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayey kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee Dhinaca aadanaha Peter De Clercq

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 Feb 2018 qasriga madaxtooyada Garoowe waxa uu ku qaabilay...