Year: 2019

Madaxweyne Deni oo shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland, sidoo klaena buriyey dhammaan xubnihii laga shaqaalaysiiyey Hay’addaasi

18 July 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Dowladda...