Madasha Xisbiyada oo u digtay Shirkadaha Caalamiga ee daneynaya Shidaalka Soomaaliya
23 june 2020 (Puntlandes) Madasha Xisbiyada Qaran ayaa walaac ka muujiyay waxa ay ugu yeereen qaabka mugdiga ku jira...
23 june 2020 (Puntlandes) Madasha Xisbiyada Qaran ayaa walaac ka muujiyay waxa ay ugu yeereen qaabka mugdiga ku jira...
War-murtiyeedka Shirka Guddida Heer Wasiir ee Wada-hadallada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland 22 June 2020 Iyada oo la tix-raacayo Shirkii Wada-tashiga...
22 june 2020 (Puntlandes) Galabta, 22-June-2020, Guddiga Doorashooyinka xaruntiisa dhexe ee Garoowe waxa ay mid mid uga guddoomeen Ururada Siyaasadda...
Muqdisho, Juun 22, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga...
22 june 2020 (Puntlandes) Wasiirka caafimaadka Dawlada Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo maanta warsaxaafadeed xafiiskiisa ugu qabtay Puntland Tv...
22 june 2020 (Puntlandes) Aadan Barre Ducaale oo ahaa Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya ayaa laga xayuubiyay xilka, kaddib kulan uu...
22 june 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Duulista Rayidka oo ay horay u ansixiyeen Golaha...
21 june 2020 (Puntlandes) Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan ee idaacadda VOA ayaa waxaa marti ku ahaa Nuuraddiin Aadan diiriye oo...
Daawo muuqaalkii iyo khudbadii Madaxweyne Deni oo Xerada Xorgoble Tababar ugu soxiray cutubyo katirsan Ciidanka Darawiishta Puntland Puntlandes.com
Qardho, June, 21, 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu...