Month: January 2020

Kenya war kooban ka soo saartay weerar saaka Alshabaab ku qaadday saldhiga SIMBA ee Ciidamada Kenya iyo kuwa Maraykanku ku leeyihiin degaanka Manda Bay ee gobolka Xeebta Lamu

05 Jan 2020 (Puntlandes) Wasaaradda Gaashaandhiga waddanka kenya, ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay kaga warbixisay, weerar saaka Al-shabaab ku...