Month: November 2021

Sawirro-Muuqaal: Axmed Karaash oo deegaanka Falayryaale ee Gobolka Sool ka dhagaxdhigay Ceel-biyood, qaybo cusub oo lagu kordhinayo Iskuulka Falayryaale iyo mashaariic kale

18 Nov 2021 (Puntlandes) Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo maanta ku tegay deegaanka Falayryaale...