Year: 2022

Axmed Karaash oo boggaadiyay hannaanka dimuqraadiyadda Puntland oo si wanaagsan u socda iyo degmada Qardho oo loo doortay Guddoomiye iyo ku-xigeen

11 April 2022 (Puntlandes) Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa boggaadiyay hannaanka dimuqraadiyadda...

Daawo Muuqaal: Guddoomiyaha Guddiga FEIT oo ku dhawaaqay in dhaarinta xildhibaannada labada aqal ee BJFS ay dhici doonto 14-ka bishan April

10 April 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa sheegay in dhaarinta xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka...