Month: April 2022

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 62-aad ee aas-aaska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

12 April 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qayb galay Munaasabadda Xuska...

Sawirro: Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeeray Xaruntii hore ee Wasaaradda oo dhisme looga bilaabay Ciidamada Ilaalada Canshuuraha, Dhismaha Dakhliga Maaliyadda & Kastamka kantaroolka Garowe

11 April 2022 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kormeer shaqo ku tegay Xaruntii hore ee...

Axmed Karaash oo boggaadiyay hannaanka dimuqraadiyadda Puntland oo si wanaagsan u socda iyo degmada Qardho oo loo doortay Guddoomiye iyo ku-xigeen

11 April 2022 (Puntlandes) Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa boggaadiyay hannaanka dimuqraadiyadda...