Month: October 2022

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh “waxaa naga go’an in dhaqankeenna bulsho iyo dowladnimo aan ku ilaalinno diinteenna suubban ee islaamka”

20 Okt  2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda...