Month: February 2023

Somaliland ”Xukuumadda Somaliland waxay ucadaynaysaa bulshada Soomaalida & caalamka in xaaladda Laascaanood ka taagani tahay mid ka weyn tabasho bulsho…”

11 Feb 2023 (Puntlandes)Somaliland ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay xaalada gobolka Sool ayaa sheegtay in Xabadjoojintii ay dhankeeda dhaqangal katahay,...