Month: June 2024

Muuqaal: Wasiir Fiqi “Dadka Soomaaliyeed oo u dabaaldagaya 26ka june in Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya waa ayaan darro”

Wasiir Fiqi "Dadka Soomaaliyeed oo u dabaal-degaya maalmaha Xoriyadda in Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya waa ayaan darro". https://www.youtube.com/embed/4xVPzqedbD4