Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga hanti dhowrka qaranka

14 Sep 2023 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Hantidhowrka Qaranka.

Sharciga ayaa la jaanqaadaya sida lasheegay shuruucda Maareynta maaliyadda guud, Sharciga iibka iyo qandaraasyada Qaranka iyo Shuruucda kale ee hufnaanta iyo horumarinta maamulka hantida Qaranka

Xasan Sheekh ayaa u mahadceliyay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Xildhibaannada iyo quburadii kasoo shaqeeyey sharcigan.

About The Author