TPEC oo goaan kasoo saartay qofk ah gudoomiyaha Ururka Shaqaalaha

16 Sep 2023 (Puntlandes.com) Guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC oo qaaday dacwad uu u gudbiyey gudoomiyihii la sheegay in xilka laga qaaday ayaa goaan ka saaray qofk ay u aqoonsan yihiin gudoomiyaha rasmiga ah ee Ururka Shaqaalaha.

Xildhibaan Dhaashane oo dhawaan shaaciyey in loo doodoortay gudoomiyaha Ururkaas ayaa waji-gabax kala kulmey TPEC, iydoo waxba kama jiraan ka dhigtay loo doortay dhawaan Dhaashane Gudoomiyaha.

TPEC ayaa caddeeyey in Cabdirashiid Shiikh Maxamuud uu yahay gudoomiyaha rasmiga ah ee Ururka Shaqaalaha.