Madasha Siyaasada Puntland “Xukuumada Deni waxay dhaawac u geysatey hanaanka dawladinimo”

18 Sep 2023 (Puntlandes.com) Madasha Siyaasada Puntland oo war-murtiyeed kasoo saartay hubanti la`aanta siyaasadeed ee Puntland ayaa ku eedeysay madaxeynaha dawladda Puntland Siciid cabdulaahi Deni inuu sifo aan sharci ahayn ku bedelay dastuurkii dalka, inuu la wareegay awoodihii Maxkamadda dastuuriga iyo Baarlamaanka Puntland.

Madasha Siyaasada Puntland “Xukuumada Deni waxay dhaawac u geysatey hanaanka dawladinimo”

About The Author