Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa qaraar golle ku meel-mariyey qoddobo kala duwan oo ay horre u soo jeediyeen Xildhibaanada gobolka Awdal ku metella Gobolkaasi

30 Sept 2023 (Puntlandes.com) Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa qaraar golle ku meel-mariyey qoddobo kala duwan oo ay horre u soo jeediyeen Xildhibaanada gobolka Awdal ku metella Gobolkaasi.

Qodobadan oo ah soo jeedin Baarlamaan ayaa loogu xaliyey tabashadii xildhibanada Reer Awdal

1. In Kominshanku dib u eegis ku sameeyo goobaha cod bixinta ee Gobalka Awdal

2. Waa in madaxweyne Muuse Fib u eega saamiga gobalka Awdal

3. In xukuumada si cadaalad ah u qeybiso mashaariic-da tix galin gaar ah na siiso gobalka Awdal

Xildhibaanada ayaa cod aqbaliyad leh soo jeedintan ku aqbalay

About The Author