Sawirro: Guddigii madaxweyne Deni umagaabay wadahadala khilaafka doorasda & Ururadiisa oo kulmay
29 Nov 2023 (Puntlandes.com) Gudiga wadaxaajoodka uu madaxweynaha Puntland ee uddo xileedkiisu gabogabada yahay ayaa maanta kulan la yeeshay Ururadii ay xukuumaddiisu samaysay.
Gudiga ayuu Siciid Deni u magacaaby si uu Beesha Caalamka ugu jilo inuu diyaar u yahay wada hadal inuu la galo mucaaradka diidan muddo kororsiga uu wado.
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2023/11/1a1l1-1024x1024.jpg)
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2023/11/1a1l2-1024x1024.jpg)
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2023/11/1a1l3-1024x1024.jpg)
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2023/11/1a1l4-1024x1024.jpg)
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2023/11/1a1l5-1024x1024.jpg)
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2023/11/1a1l6-1024x1024.jpg)
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2023/11/1a1l7-1024x1024.jpg)