Muuqaal-Sawirro: Wasiirka Dekedaha Puntland oo kormeeray Dekeda Bosaso oo dhismaheedu gabogabo marayo

12 Feb  2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Dekedaha iyo Gadiidka Bada Puntland Axmed Yaasiin Saalax ayaa kormeer uu ku tegay Dekeda Bosaso oo ay ka socoto dhismo oo gabogabo maraya.

Wasiirka ayaa waxaa kormeerka ku Weheliya Taliyaha iyo xigeenka dekeda Bosaso Col Axmed Shirwac iyo Col Yaasiin Cali Nuur, maamulaha ku xigeenka Furdada Bosaso Cabdulaahi Maxamed Jaamac Joofeey.