Muuqaal: MD Xasan Sheekh oo faahfaahiyay heshiiska Iskaashiga difaaca & horumarinta dhaqaalaha ee Soomaaliya & Turkiga

21 Feb  2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahiyay heshiiska Iskaashiga difaaca iyo horumarinta dhaqaalaha ee ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, kaasi oo ay maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen labada Gole ee Baaralamaanka dalka.

About The Author