Farmaajo & Shariif Sheekh oo xaalka Soomaaliay

03 Mars  2024 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed kulankan oo ah kii u horreeyay oo dalka gudihiisa ku yeeshaan kadib heshiiskii Ankara September 2023 oo hordhac u ahaa isbaheysi siyaasadeed oo ay sameystaan.

Labada Madaxweyne hore ayaa ka wada hadlay arrimaha siyaasadda ee dalka, gaar ahaan arrimaha wax ka bedelka Dastuurka oo dooddiisu ka socoto Baarlamaanka Federaalk, waxayna soo jeediyeen in wadatashi ballaaran laga yeesho arrimaha Dastuurka.

About The Author