Muuqaal: Khayre ”arrimaha masiiriga ah ee wax-kabeddelka dastuurka waa in laga gaaro talo mideysan & go’aan loo dhan yahay”

26 Mars 2024 (Puntlandes.com) Ra´iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa uga digai madaxweyne Xasan Sheekh inuu ansaxsado dastuur aysan Puntland qayb ka ahayn.

RW Khayre ayaa yiri ”Dalkeennu wuxuu maanta ku jiraa xaalad adag, gudaha iyo dibaddaba. Maanta ayaana ugu baahi badannahay midnimo iyo wadajir. Waxaan madaxda dalka ugu baaqayaa in ay ka fogaadaan wax kasta oo dhaawici kara qarannimadeenna iyo midnimada umaddeenna, arrimaha masiiriga ah ee wax-ka-beddelka dastuurku ugu horreeyana laga gaaro talo mideysan iyo go’aan loo dhan yahay.”

About The Author