Cumar, C/raxman & Khayre oo qaadacay dastuurka Villa Somalia ansaxsatay

30 Mars  2024 (Puntlandes.com) Ra´iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid & Xasan Cali Khayre iyo Xildhibaan C/raxman C/shakuur ayaa qaadacay dastuurka Villa Somalia ansaxsatay.

Cumar, C/raxman & Khayre ayaa qoraalka ku ku yiri “Madaxweynuhu wuxuu dalka u horseeday qalalaase iyo hubanti la’aan siyaasadeed, wuxuu qalqal geliyey geedi socodkii dib u heshiisiinta iyo dawlad dhiska, wuxuu dhaawacay is aaminaddii iyo kalsooni dhiskii ummadda, wuxuu dalka u sameeyey laba dastuur oo muran iyo mugdi gelinaysa sharciyadda Madaxweynaha iyo hay’adaha kale ee dastuuriga ah”

About The Author