Daawo sawirrada-Muuqaalka: Go`aankii Puntland ee ahaa inay u dhaqmaysa sidii dawlad madax banaan

30 Mars  2024 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland ayaa shir ay yeesheen caawa Golaha wasiirada waxaa laga soo saaray go`aan ay Puntland ka qaadatay ka mid ahaanshaha xubin ka mid ah dawladda Federaalka uu hogaamiyo Xasan Sheekh kadib markii ay bedeshay dastuurkii heshiiska lagu ahaa.

Daawo sawirrada-Muuqaalka: Go`aankii Puntland ee ahaa inay u dhaqmaysa sidii dawlad madax banaan

About The Author