DEG DEG Puntland “Puntland waxay u dhaqmaysaa sidii dawlad madax banaan….”

30 Mars  2024 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland ayaa shir ay yeesheen caawa Golaha wasiirada waxaa laga soo saaray go`aan ay Puntland ka qaadatay ka mid ahaanshaha xubin ka mid ah dawladda Federaalka uu hogaamiyo Xasan Sheekh kadib markii ay bedeshay dastuurkii heshiiska lagu ahaa.

Dawladda Puntland ayaa qoraal ay soo saartay ku tiri “Puntland waxay u dhaqmaysaa sidii dawlad madax banaan waxayna yeelanaysaa awoodaha dawlad gaar ah ilaa helayo Dastuur Soomaaliya, Xassan Sheekh waa MW hore oo lumiyey sharciyadii lagu doortay” Qaraarka Puntland ay gaartay”

About The Author