Muuqaal: MD Qoorqoor oo shacabka degen Damdamiska usheegay inaan laga rarayn

19 Apr 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo tagey xaruntii Damdamiska ayaa dadka deegaankaasi u sheegey in aan laga rarayn meesha, isagoo sheegay in wadahadal lagu dhammayo xiisadda ka taagan.

Ciidanka Booliiska oo leh xaafaddaan ayaa sheegey in ay ka dhisayaan xarunta Dabdemiska Qaranka, waxayna ballantu tahay in berri oo bishu tahay 20ka April laga raro dadka balse hadda waxa ay u muuqataa in Galmudug ka hortimid.

About The Author