Muuqaal-Sawirro: Axmed Karaash oo kormeer ugu tegey Ururka 2-aad ee Guutada 26-aad iyo Guutada 15-aad ee Duufaan

18 Apr 2024 (Puntlandes.com) Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa kormeer ugu tegey Ururka 2-aad ee Guutada 26-aad iyo Guutada 15-aad ee Duufaan oo tababar iyo dib u habayn usoo dhammaaday.

Ciidankan ayaa u amba baxaya xoojinta difaaca hore ee SSC-Khaatumo oo ay ku sugan yihiin ururadii kale ee Guutada 26-aad iyo xoogaga SSC-Khaatumo oo ku suntan difaaca deegaankooda iyo dhabar jebinta Maamulka Soomaaliland.

About The Author