Wadamada G7 oo ka hadlayey xaalada Geeska Afrika iyo Soomaaliaya

20 Apr 2024 (Puntlandes.com) Wadamada ku bahoobay G7 oo ka hadlayey xaalada Geeska Afrika ayaa walaac ka muujiyey is-afgaradkii ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo gobolka Somaliland ee ka tirsan Soomaaliya. 

Waxay labada dal ee Itoobiya iyo Soomaaliya ku booriyeen in ay xiisadda dejiyaan oo aan looga sii darin, khilaafkana lagu dhammeeyo wadahadal waafaqsan sharciga caalamiga ah iyo mabaadi’da madaxbanaanida iyo midnimada dhuleed ee ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay.

Waxay dawladda Xasan Sheekh ku bogaadiyeen horumarka laga sameeyey dhanka dhaqaalaha dayn cafinta, ku biiridda Bariga Afrika) iyo hay’adaha amniga cunaqabataynta hubka kuwaasoo ah labadii uu madaxwehnyuhu oran jiray dunida horseed ka ah.

Dhanka kale waxay dhaliileen xoogan u jeediyeen labadii dawladda Soomaalidu hormuudka u ahayd, iyagoo dalbaday in horumar la taaban karo laga sameeyo la dagaalka Alshabaab,  geeddisocodka dib-u-eegista dastuurkana noqdo mid daahfuran oo loo dhan yahay.

Hoos ka akhriso qaraalka qayta ay uga hadleen:

  1. Horn of Africa

We reaffirm our strong commitment to promoting peace, security, and stability in the Horn of Africa. We continue to provide humanitarian support to those most affected by food insecurity, widespread poverty, armed violence, the impact of extreme weather events and displacement.

We express our concern regarding the Memorandum of Understanding between Ethiopia and the Somaliland region of Somalia announced in January 2024. We encourage both the Ethiopian and the Federal Government of Somalia to keep all channels of dialogue open to prevent further escalation, working with regional partners, in the framework of the African Union and through bilateral contacts, in accordance with international law and the principles of sovereignty and territorial integrity as enshrined in the UN Charter.

  1. Somalia

We commend the important progress in the institutional, macroeconomic and security sector in Somalia. We encourage the Somali Authorities to continue to make meaningful progress in the fight against Al Shabaab and in the consolidation of the institutional framework, including completion of a transparent and inclusive constitutional reform process.

The process of transitioning security responsibilities to the Somali security forces needs to be closely followed, especially in view of the termination of the mandate of the African Union Transitional Mission (ATMIS) in Somalia at the end of 2024. We welcome planning underway by Somalia and the African Union for a multinational mission to follow ATMIS to help maintain stability while Somalia continues to develop its security capabilities.

About The Author