Akhriso Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Tooska ah ee Xisbiyada

20 Apr 2024 (Puntlandes.com) Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa waxay ku dhawaaqeen Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Tooska ah ee Xisbiyada.

Xubnaha Guddiga oo maanta soo saaray war-saxaafadeed ay ku shaaciyeen in Doorashooyinka la qaban Doono 13-ka bisha November ee sannadkan.

About The Author