Akhriso Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo shaaciyey liista Cod-bixiyayaasha Doorashada Madaxtooyada & Doorashada Xisbiyada

22 Apr 2024 (Puntlandes.com) Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa waxay si rasmi ah u shaaciyeen Liista kama-dambaysta ah ee Cod-bixiyayaasha Doorashada Madaxtooyada Iyo Doorashada Xisbiyada ee 3 Nov 2024.

Liiska ayaa waxaa ka dhexmuuqda gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle kuwaas oo aysan Somaliland maamulin, lamana yaqaan goorta ay diiwaangeliyeen Cod-bixiyayaasha halkaas degen.

About The Author