Dhagayso: Wasiir Cali Balcad: maamulka SSC-Khaatumo ma buuxin sharuudihii Maamulnimo.

17 May 2024 (Puntlandes.com) Wasiir dawlaha Arimaha Debada DFS Cali Cumar Balcad ayaa isagoo ka qaybqaadanaya Barnaamij X lagu falanqaynayey warmurtiyeedkii shir DFS iyo 4ta maamul waxa uu sheegeegay inuusan maamulka SSC-Khaatumo buuxin sharuudihii Maamulnimo.

Wasiir Cali Balcad ayaa wuxu ku sii daray inaysan gobolada Sool iyo Sanaag ku midaysnayn maamulkaas ee uu ku kooban yahany Sool uun.

Wasiirka ayaa lagu tiriyaa inuu aad ugu djhaw yahay madaxweune xasan Sheekh oo aan ogolayn inuu maamul u aqoonsado SSC-Khaatumo.

Dhagayso wasiirka

About The Author