Muuqaal: Ciidanka Booliska Gobolka Mudug iyo Degmada Bursaalax ayaa saraakiil kasocota DDS ee Gobolka Doollo kuwareejiyay eedaysanayaal

10 June 2024 (Puntlandes.com) Ciidanka qaybta Booliska Gobolka Mudug iyo Maamulka gobolka mudug iyo Degmada Bursaalax ayaa maantay saraakiil ka socota DDS gaar ahaan Gobolka Doollo ku wareejiyay laba nin oo ku eedaysan fal dil ah kuwaas oo laga soo qabtay gudaha Puntland gaar ahaan magaalada Boosaaso.

Soo qabashada labada nin ee gacan ku dhiiglayaasha ah laguna wareejiyay Saraakiisha ka socotay DDS ayaa qayb wayn ka ah iskaashiga labada maamul ee ku aadan Dambiilayasha ku eedaysan falalka kala duwan iyo dhamaan wixii wax u dhimaya amaanka oo ay ka mid yihiin argagixisada

About The Author