Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo kahor-timid go’aankii Taawarrada Isgaadhsiinta ee uu shalay soo saaray Wasiirka Deegaanka
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2024/05/1a1bi17-1024x1024.jpg)
11 June 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo ka-hor-timid go’aankii Taawarrada Isgaadhsiinta ee uu shalay soo saaray Wasiirka Deegaanka Maxamed C/raxmaan Faroole, halkaan ka akhriso qoraalkiisa.
Wasiirka Warfaafinta, Maxamuud Caydiid ayaa qoraalka ku yiri “Wax kasta oo isgaadhsiin la xiriira; annagaa dowladda uga mas’uul ah”
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2024/06/1a1bo6.jpg)