War deg dega: Wax garadka Mudug oo Ganafka ku dhuftay hadalkii Xasan Culusoow ee maantay

0

Gaalkacyo (Pes): Warbaahinta caalamiga ee Puntlandes ayaa makarafoonka la dhexqaaday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Waxayna waydiisay waxgaradkii ay waraysatay warbaahinta Puntlandes sida ay u arkaan warkii ka soo yeeray maantay, Xasan Culusooow madaxa DFS ee Xamar ee ahaa in uu sameeyey maamul ka kooban laba Gobol oo kala ah Mudug iyo Galguduud,. Waxaa dhaantood lagu soo koobi karaa siada ay u arkaan hadalkii Culusoow ” War niinku xagee buu u yaqaanaa Mudug, Mudug soo tan maaha soow taayada maaha, waxba yuusan dadka jahwareerin waxba uma soconayaan ninkan soo dhar dhigtay”

363

Waxaa kale oo wax laga waydiiyey waxgaradka sida ay u arkaan aamusnaanta madaxweynaha Puntland. Waxayna ku soo koobeen jawaabtooda ”adeer kani nama iibsan karo kana yeelimayno ….. oo kaalay Gaas sidee buu madaxweyne Puntland u noqonayaa waa kaas Gobolkiisii Culusoow sheeganayee?

Waa in loo istaagaa difaacida dastuurka uu har iyo habeen Xasan ku tumanayo.

 

Gaalkacyo

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *