Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Madaxii Shaqada iyo Shaqaalaha ee Shirkadda Favori ee maamusha Garoonka Aaden-cadde

17 Sept 2024 (Puntlandes.com) Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Madaxii Shaqada iyo Shaqaalaha ee Shirkadda Favori ee maamusha Garoonka Aaden-cadde oo u dhashay dalka Turkiga.

Waxa lagu eedeeyey in uu ku xad-gudbay muwaadiniin Soomaaliyeed.

About The Author