Akhriso Fariin ka timid taliye Col Cago Cago oo Argagixisada kula diriraya Buuraleyda Calmistaad

26 Jan 2025 (Puntlandes.com) Taliye Col Cago Cago oo Argagixisada kula diriraya Buuraleyda Calmistaad ayaa fariin ka soo diray Xalay, Buur dherarkeeda yahay 800m dusheeda.

Taliyaha ayaa fariirnta ku yiri “waxaan ognahay hadii aanu manta dhaxanta waajihi wayno inaysan shacabkayaga sharafta badan aysan ku noolanayn”

Hoos ka akhriso fariinta taliyaha:

Fariinta ka timi taliye Col Cago Cago

02:00 AM : Xiligu waa habeen qudcur ah ǰooga sare ee buurha cal miskaad waliba buur 800m ah cimilada waa mid aad u qalafsan aad uqabow 13⁰ ka hoseya

Waxaan aminsanahy aniga iyo sxbàdayda ciidanka difaaca puntland cid naga nasiib badan inaysan jirin sababta oo ah waxaan ognahay hadii aanu manta dhaxanta wajihi wayno inaysan shacabkayaga sharafta badan aysan kunoolanayn nabada xasiloonida ay haystan .

Dhulkaan walahy waan udhimanaynaa

Ninkii dhoof kuyimi geeridu dhibaysaa

Puntland dhaxalkii awoowayashen 🇺🇿

About The Author