27 Feb 2025 (Puntlandes.com) Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland oo howlgallo ka waddo deegaanka Dasaan ee degmada Qandala, ayaa ka helay Tog u dhow deegaanka Dhasaan 2 Mooto oo ay furayaashii kala baxeen iyo fuustooyin shidaal ah, kuwaas oo ay isaga carareen argagixisada Daacish.